Musharaxiinta oo Digniin adag u Diray Farmaajo kuna war galiyay Beesha Caalamka in ay…

War saxaafadeed kasoo baxay golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya u taagan ayaa looga soo horjeestay gudoonka ay doorteen Guddiga doorashada ee sharciyadooda lagu muran sanyahay. Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in la iska indha tirayo baaqoodii ahaa in doorashada dalka noqoto mid la isla ogol yahay oo sharciga waafaqsan ,waxa ayna Musharaxiinta sheegeen in muuqato in … Continue reading Musharaxiinta oo Digniin adag u Diray Farmaajo kuna war galiyay Beesha Caalamka in ay…